Abdiaziz Hassan Mohamed Laftagareen ayaa Baydhabo ka dhagax-dhigay xarun casri ah oo lagu tababarayo macallimiinta Koonfur Galbeed
WARARKA KOONFUR GALBEED Abdiaziz Hassan Mohamed Laftagareen ayaa dhagax-dhigay xarun weyn oo casri ah oo loogu talagalay tababarka macallimiinta magaalada...