Madaxweynihii Hore Shariif Sheekh Axmed Oo Ka Baxay Deegaankii Uu Ku Sugnaa Kadib Wadahadallo Iyo Dhexdhexaadin
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed, ayaa lagu qanciyay inuu ka baxo deegaankii uu ku sugnaa ee Degmada Cabdicasiis,...