Daah-furka Garoonka Diyaaradaha Buurhakaba

BUR
Abdiaziz Hassan Mohamed Laftagareen ayaa si rasmi ah u daah-furay garoonka diyaaradaha degmada Buurhakaba. Mashruucan waxaa loo arkaa horumar weyn oo: isku xiraya gobollada kobcinaya ganacsiga sahli kara gurmadka iyo adeegyada fududeynaya safarka shacabka Dad badan ayaa sheegay in furitaanka garoonkan uu kor u qaaday rajada horumarineed ee gobolka Bay.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *