Somali_News Shirweynaha Beesha Cayr ee Habargedir oo Warmurtiyeed Rasmi ah Ka Soo Saaray Xaaladda Dalka iyo Dowladda Galmudug Shirweyne ballaaran oo ay ka qeyb galeen waxgaradka, siyaasiyiinta, odayaasha dhaqanka, dhalinyarada iyo haweenka beesha Cayr ee Habargedir looga arrinsaday xaaladda guud ee dalka, gaar ahaan arrimaha siyaasadda amniga, iyo doorashooyinka Dowladda Galmudug.ayaa laga soo saarey Shan qodob. Post navigation Previous: Khudbadaha Siyaasadeed ee Madaxweynihii Hore Hassan Sheikh Mohamud Ka Jeediyo Masaajidyada iyo Munaasabadda Ciidda CarafoNext: Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed oo Taageertay Warmurtiyeedkii Ka Soo Baxay Shirweynaha Beesha Cayr ee Habargedir