WARARKA MUHIIMKA

Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed oo Taageertay Warmurtiyeedkii Ka Soo Baxay Shirweynaha Beesha Cayr ee Habargedir

radiokg.com
📅 May 29, 2026 at 5:12 PM

Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed ayaa si rasmi ah u taageertay warmurtiyeedkii ka soo baxay shirweynihii beesha Cayr ee Habargedir, kaas oo looga hadlay xaaladda guud ee dalka iyo arrimaha doorashooyinka ee Dowladda Galmudug.

Back