RADIO KGKoonfur GalbeedGal
Wararka
Af-SoomaaliIngiriisiLabada
Warbixintii u dambeysayTIJAABO24 Aug · 21:31
WARARKA MUHIIMKA
Wararkii ugu dambeeyayMUQDISHO

Radio Kg

Guddoomiyihii Hore ee Golaha Shacabka Maxamed Mursal , Xildhibaano iyo Wasiiro ka tirsan Federaalka ah oo Taageero u Muujiyey Abdulqadir Maxamed Nuur (Jaamac) ahna Musharaxa Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya

Dowladda Turkiga ayaa wadda dadaallo diblomaasiyadeed oo lagu doonayo in lagu isu soo dhoweeyo Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo hoggaamiyeyaasha mucaaradka, iyadoo ujeeddadu tahay in la dejiyo xiisadaha siyaasadeed ee dalka ka taagan.

Maxay tahay sababta loogu diiday Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, inuu galo Kenya?

Toddobaadkan waxaa si weyn warbaahinta Soomaalida u hadal haysay dhacdadii la xiriirtay Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dowladda Federaalka Soomaaliya, Jibriil Cabdirashiid...