Tiknoolajiyadu maalin walba way bedeshaa sida dadka Soomaaliyeed u shaqeeyaan, u wada hadlaan, uguna gudbiyaan lacagta.
Qaybtan waxaan ku qornaa warka tiknoolajiyada ee saameeya nolosha maalinlaha ah — ma aha war shirkado shisheeye oo keliya.
Waxa aan la socono
- Internetka iyo qiimaha xogta
- Lacagta mobilada iyo bangiyada
- Tamarta cadceedda iyo korontada
- Amniga xogta iyo khiyaanada online-ka
- AI-ga iyo waxa uu Soomaaliya u dhigan yahay
Technology
Technology changes how Somalis work, talk to each other and move money.
This section covers the technology news that reaches daily life — not just announcements from foreign companies.
What we follow
- Internet access and the price of data
- Mobile money and banking
- Solar power and electricity
- Data security and online fraud
- AI, and what it actually means for Somalia